Buufinkii Basaaska looga shakiyay oo la qarxiyay iyo Madaxweyne Joe Biden oo ka hadlay

Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa bogaadiyey ciidanka Maraykanka oo Sabtidii shalay ahayd ku guuleystay inay buufinkii Basaaska ee Shiinaha ku soo ridaan Xeebaha bariga dalkaasi. Madaxweyne Biden oo Suxufiyiinta kula hadlay Gobalka Maryland ayuu ku yiri: “Waad ku guuleysteen inay soo ridaan buufinka basaaska, waxaan doonayaa inaan bogaadiyo oo amaano duuliyayaasheena fuliyey hawlgalkaasi. Waxa … Continue reading Buufinkii Basaaska looga shakiyay oo la qarxiyay iyo Madaxweyne Joe Biden oo ka hadlay